Tirada kiisaska cudurka COVID-19 ee laga helay gudaha Soomaaliya oo kordhay

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 19 qof oo cusub,  taasoo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 1,444. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 23 xaalado … Continue reading Tirada kiisaska cudurka COVID-19 ee laga helay gudaha Soomaaliya oo kordhay